Malaayiin qof ayaa halis ugu jira dhibaato cunto oo aan horay loo arag oo ka jirta Geeska Afrika.


Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 252

Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 46

3″ Aug”2022″

WHO ayaa bilawday codsi lacageed oo gaaraya 123.7 USD milyan si loo gaaro in lagubcaawiyo Malaayiin qof oo halis ugu jira dhibaato cunto oo aan horay loo arag oo ka jirta Geeska Afrika. ๐Ÿ‘‰

Dhibaatada gaajadu sidoo kale waa dhibaato caafimaad. ๐Ÿ‘‰

Iyadoo ay ka dambeeyaan iskahorimaadyada, isbeddellada cimilada iyo masiibada COVID-19, gobolkani wuxuu noqday meel gaajaysan oo cawaaqib xun ku leh caafimaadka iyo nolosha dadka.

Lacagta ayaa lagu taageeri doonaa hawlgallada degdegga ah ee Geeska Afrika oo ay ka mid yihiin:

โœ… ogaanshaha iyo ka jawaabista cudurrada dillaaca
โœ… soo iibinta dawooyin iyo qalab naf badbaadinaya
โœ… siinta daawaynta carruurta jiran & nafaqo-xumada ba’an hayso.

https://t.co/2Nnr7eYcGB

Leave a Reply