Mareykanka ayaa soo dhaweyay Shirkii IGAD ee January 18-keedii ee looga hadlayay xiisada u dhaxeysa Soomaaliya iyo Itoobiya

12- January-2024

Dowladda Mareykanka ayaa soo dhaweysay # Shirkii IG壯陽藥 AD ee January 18-keedii ee looga hadlayay xiisada u dhaxeysa #Soomaaliya iyo Itoobiya ka dib markii ay Itoobiya ku xadgudubtay madax banaanida iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Leave a Reply