Mareykanka ayaa u hambalyeeyay hoggaamiyaasha dalalka Somalia, Djibouti, Ethiopia iyo Kenya kadib kulankoodii Muqdisho

1″ Feb “2023” Muqdisho

Mareykanka ayaa u hambalyeeyay hoggaam壯陽藥 iyaasha dalalka Somalia, Djibouti, Ethiopia iyo Kenya Midnimadooda ku aadan kordhinta amniga Bariga Afrika Dheeho.com

Waxaan ugu hambalyeyneynaa hoggaanka #Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo uu weheliyo #Djibouti Ismail C geelle #Ethiopia Abiy Ahmed & #Kenya William ruto, Midnimadooda ku aadan kordhinta amniga Bariga Afrika ,ayuu ku soo qoray Twitter-ka Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Larry Andre

Shir madaxeedka muqdisho ee madaxda dalalka geeska Africa oo markii ugu horeeysay hadaf iyo ficil mideeysan ku heshiiyay in ay ka,yeeshaan Argagixisada shabaab ayaa amaanay aragtida Madaxeeyne Xasan Shiikh ee ku wajahan Ololaha-dagaal dhan walba leh oo lagu ciribtirayo Al-shabaab

Leave a Reply