Mareykanka oo 5 milyan oo dollar dul dhigay afhayeenka Al-Shabaab

1′ March “2023

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay duqeyn ku dishay sarkaal ka tirsan ururka Al-shabaab.

Maraykanka ayaa 5 milyan oo doolar u balan qaaday cidii keenta xog cadeynaysa ama goobta uu ku sugan yahay Cali Maxamed Raage oo loo yaqaano Cali Dheere.

Cali Dheere, waxa uu ahaa madaxa afhayeenka al-Shabaab tan iyo bishii May 2009-kii, waana hogaamiye sare oo ka tirsan kooxda, ayay tiri wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka

Leave a Reply