Lunsashada xuquuqda shaqaale si,haybsooc ah shaqada looga joojiyay oo khilaaf dhax dhigtay Masuuliyiinta ugu sareysa wasaaradda gargaarka iyo maareynta masiibooyinka

11″ Dec”2021 Muqdisho

Masuuliyiinta ugu sareysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka oo isku qilaafsan shaqaalo so hayb sooc ah shaqada looga jojiyay xuquuqdoodina LA qaatay

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay soo gaartay cabashada shaqaale ka tirsan wasaarada oo tiradoodu gaayarso16 qof oo si hareer marsan sharciga iyo cadaaladda ay wasiirka wasaardaasi uga saartay shaqada waa sida uu isagu hadalka u dhigaye.

Cabdirashiid Maxamuud Xassan Wasiir ku xigeenka wasaaradda gargaarka ayaa sheegay in baaritaan uu sameyay uu ku ogaaday in cabashada shaqaalaha ay tahay mid dhab ah isla markaan lagu badalay dad kale arrintaas oo uu sheegay in ay tahay mid aan la aqbali karin.

Leave a Reply