Maxaa kasoo baxay shirkii Mustafa Cagjar iyo Muuse Biixi?

HARGIESA — 28″ November “2021 ” VOA

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa kulan kula yeeshay maanta Madaxtooyada Hargiesa Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomalida Itoobi犀利士 ya Mustafe Muxumed Cagjar, iyadoo la sheegay inay ka wada hadleen arrimo ay ka mid yihiin nabadgalyada iyo ganacsiga.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa kulan kula yeeshay maanta Madaxtooyada Hargiesa Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cagjar, iyadoo la sheegay inay ka wada hadleen arrimo ay ka mid yihiin nabadgalyada iyo ganacsiga.

HALKAN KA DHAGEEYSO

https://www.voasomali.com/a/6330870.html

Leave a Reply