23″ December “2021 Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo looga hadlay qodobbo ay ka mid yihiin amniga dalka, dardargelinta iyo hufnaanta doorashooyinka, diyaargarowga shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee 27-ka December ka dhici doona Muqdisho,
Kulakan golaha wasiirada oo wararka la helayo ay sheegayaan in qabsoomistiisa maanta uu waqti yar oo kooban dib u dhacay markii la sameeyay iskuday la doonayay in lagu baajiyo ayaa waxaa kaloo looga hadlay wadashaqeynta hay’adaha dowladda iyo Gurmadka abaaraha sida uu warbaahintau sheegay wasiirka warfaainta sooma cisman abuukar dube
Halkan Ka Dheeho Hadalka Wasiirka oo Dhamaystiran