28″ July “2022” Muqdisho
Guddoomiyaha ayaa warbixino Ku saabsan shaqooyinka ay qabtaan, howlaha u qabsoomay iyo qorshayaasha u yaala Ka dhageystay xubnaha.
ugu dambeyn Guddoomiyaha ayaa faray Madax qeybyada Golaha Shacabka in ay dardargeliyaan shaqooyinka ay u hayaan Golaha shacabka isla markaana waax-waax loola xisaabtami doonno.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo ay weheliyaan ku-xigeennadiisa ayaa kulan la qaatay Xoghayaha guud, Ku xigeenada xoghaya iyo Agaasime waaxeedyada Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyaa