Madaxweynaha Puntland Siciid cabdulDeni iyo Wafdi uu hoggaminayo ayaaa kassoo dagay magaalada Muqdisho, waxaana soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda federaalka Soomaliya.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar maxamuud Maxamed Cumar Filish ayaaa ka mid ahaa Mas’uuliyiinta soo dhaweeyay Axmed madoobe.
Sidoo kale Sarakiil Ciidan, Wasiiro , Xildhibaanno iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada ayaa soo dhaweeyay Siccabdullaahi Deni iyo Wafdigiisa.
Madaxweyne deni ayaa gacan qaaday dhammaan mas’uuliyiintii soo dhaweysay, waxaana la filayaa in ay si wada jir ah warbaahinta ula hadlaan labada mas’uul Axmed Madoobe iyo Siciid cabullaahi Deni.
U jeedka labada maadxweyne aya ah sidii ay shir ula qadan lahayeen Madaxweyne Maxamed cabdullaahi farmaajo, waxaan shirkaasi looga hadli doona arrimo la xariira sisdaadda dalka qaasatan arrimaha doorashooyinka