Maxay Qoonsadeen Maamul /Goboleedyada sheegay in joojiyeen Wada-shaqeyntii kala dhaxeeysay W/Maaliyadda Dowlada Federaalka ?


Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 252

Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 46

30″ Aug”2022 Radio Kulmiye

Wasiiradaha Maaliyadda ee Dowlad Goboleedyada ayaa shaaciyay inay gebi ahaanba joojiyeen wada shaqeyntii Wasaaradda Maaliyadda ee Dowladda, ka dib shir ay ku yeesheen Aaladda Fogaan arraga.

War-saxaafadeed wadajir ah oo ay soo saareen ayay ku sheegeen in Wasaaradda Maaliyadda si baal martay heshiiyadii horay u dhex maray Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada.

Leave a Reply