Daawo: Dowladu waxay dadkeeda ka horistaagtay guurka danbiilayaasha

Muqdisho: Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa markii labaad la horkeenay 6 haween ah oo u socday in ay guursadaan xubno ka tirsan Al-Shabaab oo ku dhuumaaleysanaya keymaha Soomaaliya.