Thursday ” 9″ December “2021”Muqdisho

Hadal ay wadajir u soo saareen Mdiowga Murashaxiinta ayaa ku baaqay In la hakiyo boobka lagu bilaabay doorashooyinka, iyo in la saxo habraacyadii lagu heshiiyay .
Iyaga oo xusay in ay rajaynaynaa in la aqbalo baaqooda waxayna ka digeen haddii la sii wado boobka doorashada, In Goluhu uu qaadan doono tallaabooyinka lagama maarmaanka u ah samatabixinta qaranka iyo qabashada doorasho hufan.


