Midowga Musharixiinta oo baaq u diray Midowga Afrika iyadoo hayadda socdaalka somalia ay mamnuucid dal kugal ah ay ku soon rogtay Wakiilkii Midowga Afrika Madiera oo uu dalka ka eryay R/wasaare Rooble.

9″ April “2022”Muqdisho

壯陽藥 ://dheeho.com/wp-content/uploads/2022/04/image-118.png” alt=”” class=”wp-image-53378″/>

Golaha Midowga Musharaxinta ayaa ugu baaqay Guddoomiyaha Midowga Afrika inuu ka laabto bayaankii uu ku difaacayay Wakiilkii Midowga Afrika Madiera oo dalka uu ka eryay Ra’iisul Wasaare Rooble.

Midowga Musharaxinta ayaa ku eedeeyay Amb Francisco Madiera inuu faragelin qaawan ku hayay arrimaha gudaha Soomaaliya oo ay ku jirto inuu dhinac la safnaa.

Qoraal ka soo baxay Hay’adda Socdaalka ayaa lagu yiri sidan