Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 252
Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 46
Tuesday:” 30, 2021″ Muqdisho.
Midowga Musharixiinta Oo Mar Kale Walaac Xooggan Ka Muujiyay Hannaanka Doorashadu U Socoto
Golaha Midowga Musharixiinta ayaa mar kale waxaa ay soo saareen war-saxaafadeed ay kaga hadlayaan xaaladda doorashooyinka dalka, iyagoo walaac xooggan ka muujiyay hannaanka ay u socoto doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka.
Midowgu waxaa ay sheegeen in waxa socda hadda aan lagu tilmaami Karin doorasho, iyagoo sheegay in ay tah



