28- Oct-2023– Muqdisho Sntv

Golaha Wasiirrada XFS oo caawa kulan isugu yimid ayaa ansixiyey Miisaaniyadda dowladda oo markii ugu horreysay Taariikhda gaartay wax ka badan Hal Bilyan oo Dollar.

Isbarbar dhigga miisaaniyadda saddexdii sanno ee u dambaysay waxaa ka muuqda isbeddel iyo horumar.