12″ Aug”2022″ VOA Somali
Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaridka Somaliland ee Ucid iyo Waddani ayaa sheegay inay sii wadayaan dibadbaxyada ay ka dhigayaan magaalooyinka Somaliland, in kasta oo xukuumaddu ay tallaabadaasi digniino kasoo saartay.
Dhinaca kale, Madaxwaynaha 壯陽藥 Somaliland oo goor dambe oo xalay ah hadlay ayaa mucaaaridka ku eedeeyay inay masuul kayihiin khasarihii ka dhashay mudahaharadadii dhacay, waxaanu tacsi udiray dadkii ku dhintay
Wariyeyaasha VOA ee Hargeisa ee Khadar Maxamed Cakule iyo Sagal mustafe Hassan ayaa la socday wararkii ugu dambeeyay ee Somaliland, warbixinnadana kasoo diray.