30 ” April ” 2021 ” Muqdisho
Dadkan oo ku qaylinayay ereyo ka dhan ah madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee maxamed cabdulaahi farmaajo ayaa socod ku maray qaar ka mid ah dagmooyinka gobolka banaadir

Dibad,baxaan ayaa ah kii afraad oo noociisa ah oo muqdisho ka qabsooma tan iyo markii ay dhaceen dagaaladii ka dhashay mudo kororsiga

Dadka rayidka ah oo iskood isu soo abaabulayay ayaa sheegay inaaey jooji doonin dibadbaxyada inta ay ka arkayaan iyada oo meesha laga saaray waxa ay ugu yeereen kali,talisnimada farmaajo

