Muqdisho Shirkadd ajnabi ah iyo maareeyaheeda ayaa lagu soo oogay dambi la xariira lacag dhaqid iyo canshuur lunsasho.

15″ May “2023” Muqdisho”

Muqdisho Shirkadd ajnabi ah iyo maareeyaheeda ayaa lagu soo oogay dambi la xariira lacag dhaqis iyo canshuur lunsasho,

Dacawada ayaa imaanaysa iyadoo dowlada Somalia ay qaadaay olole nidaam adag ah oo lagu la dagaalamayo Musuq-Maasuqa

Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo Maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyay dacwadda shirkad ajnabi ah oo lagu eedeeyay lacag dhaqid iyo canshuur la baxsasho.

Shirkadan ajnabiga ah oo magaceeda lagu sheegay AUMOTAIVTE MANAGEMENT SERVICE iyo maareeyaheeda ayaa dambiyada loo haysto waxa ay ku muteeysan kartaa inay wajahdo ciqaabo adag

Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu sidoo kale ugaga digey shirkadaha ajnabiga ah inaysan u hoggaansamin Xeerka dalka