Mursal iyo Xildhibaano kale oo lagu Doortay Baydhaba

“Sunday 27” “November” 2021 “Baydhaba

Doorashada xildhibaanada golaha shacabka Soomaaliya oo maanta犀利士 ka billaabatay magaalada Baydhabo, ayaa waxaa a ku tartamayay Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan, guddoomiyihii hore ee golaha shacabka ee Baarlamanaka Soomaaliya iyo mudane Feysal ibraahim Xasan.

Kursiga koowaad ee doorashadii maanta la qabtay ayaa waxaa ku guuleystay Guddoomiyihii golaha shacabka Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan oo markale ka mid noqday xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee

Maxamed Mursal ayaa helay 88-cod oo uu kaga guuleystay musharaxii kale ee la tartamayay.

Leave a Reply