27″ March ” 2021″ MUQDISHO
Wareegto ka soo baxday kusimaha Xafiiska Guddoomiyaha Golaha baarlamaanka ayaa lagu sheegay in xildhibaannada laga joojiyay ka qeyb galka illaa shan fadhi” oo tiradoodu gaarayso 15 xildhibaan lagu eedeeyay inay is hortaageen kulankii maanta oo dadweeynaha soomaaliyeed iyo xildhibaanada qaar rumaysan in ujeedadiisu ahayd mudo u kordhinta dowlada waqtigeedu dhamaaday, taas oo ku fashilantay qabashada doorasho laysla ogolyahay
Hoos Ka Dheeho Wareegtada oo Dhamaystiran