20 Novembe 2020 Muqdisho “
Ra’isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ahna Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Daawo Sida Musharaxa Xasan Cali Khayre Muqdisho Loogu Soo Dhaweeyay :
Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde waxaa Musharax Xasan Cali Kheyre kusoo dhaweeyay Xildhibaano katirsan Labada Aqal, Wasiiro hore, Siyaasiyiin iyo boqolaal dadweyne ah oo usoo banaan baxay soo dhaweynta Xasan Kheyre.

Musharax Xasan Cali Kheyre ayaana soo dhaweyntiisa kadib loo soo galbiyay xaruntiisa ololaha halkaas oo uu kula hadlayo dadweynaha
