26″ Aug”2024 ” Hargeisa “Madaxweynaha maamulka gooni u goosadka ah ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka jawaabay qoraal dhawaan ka soo baxay Wasaaradda Ganacsiga ee Soomaaliya oo lagu farayay Ganacsatada adeegsada magaca Somaliland inay ku bedelaan Soomaaliya.
Madaxweyne Biixi ayaa hadalkan jeediyey xilli uu magaalada Hargeisa ka furayey Xabsi labaad oo laga hirgeliyey duleedka magaalada.