Inta Aanu Soo Bixin Marin-Habaabinta Dhacadada Lascaanood Dheeho.com Ayaa Xalay Sii Ogaatay

3″ January “2023”

壯陽藥 -full”>

Inta Aanu Soo Bixin Marin-Habaabinta Dhacadada Lascaanood Dheeho.com Ayaa Xalay Sii Ogaatay

Mamulka Muuse biixi cabdi ayaa bilaabay In xadgydubyada ka jira Magaalada Laascaanood uu soo raro Muqdisho iyo Garoowe si ay u Marin habaabiyaan qaaadashada masuuliyadarada ka muuqata gaboodfalada amarkiisa lagu geeystay ee magaalada laascaanood

10 Maamlmood oo dibadbaxyo dhimasho ,dhaawac iyo burbur dhaqaale ah ka dib Muuse Biixi oo hadlay waxa uu ku eedeeyay dowladda Soomaaliya iyo maamul goboleedka Puntland inay mas’uul ka yihiin waxa ka socda Laascaanood.

Madaxweynaha uu waqtigu ka dhamaaday ee Maamulka la baxay Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo ka hadlay xaaladda Laacsaanood ayaa sheegay in Somaliland ay diyaar u tahay in ay xal ka gaarto qalalaasaha Magaaladaasi.

Dowlada Soomaaliya ayuu Biixi ku eedeeyay in ay ka danbayso dagaalka uu madaxweyne Deni sheegay in uu Somaliland ku soo qaadayo, waxaana uu sheegay in Somaliland dhulkeeda difaacayso, hadii 5-ta maamul goboleed ee Soomaaliya ay xitaa soo weeraraan

Somaliland way ku filantahay xalinta mushkilada Laascaanood ayuu yiri Muuse Biixi oo sidoo kale sheegay talaabada ugu horaysa ee ay xukuumadiisu qaadayso ay tahay in nabada magaalada si buuxda loo sugo, isla markaana waxgaradka reer Laascaanood lagala shaqayn doono xal u helista dhibta.

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Bixii waxa uu dhinaca kale u digay siyaasiyiinta qaar oo uu sheegay in ay ku baaqayaan in Somaliland ay Sool ka baxdo, isaga oo sigaara ula hadlayay Puntalnd

“Maanta anagu waxaanu u taaganahay nabad iyo jaar wanaag, waxaananu leenahay dagaal lagama faa’iidee ka joog”. Ayuu yiri biixi

Leave a Reply