8- September-2023
Muuse Biixi ayaa sheegay in sirdoonka dalka Itoobiya uu ka codsanayo inay u soo gacan galiyaan Garaad Jaamac garaad Cali oo ka mid ah garaadada beesha dhulbahante oo ku sugan magaalada Adisababa Isaga oo ku eedeeyay in uu dambiyo dagaal ka geeystay Somaliland qoraal uu soo dhigay bartiisa X- ee horey loo dhihi jiray Twitter
qoraal uu soo dhigay bartiisa X- ee horey loo dhihi jiray Twitter ayaa hogaamiyaha maamuulka la baxay Somaliland muuse cabdi waxa uu ku yiri”
Somaliland iyo Itoobiya waxay ahaayeen saaxiibada ugu tunka weyn Geeska Afrika, balse waxaan la yaabanahay sida uu ugu noolaan karo, u dalxiis iyo qabanqaabin karo shirweyne ka socda Addis-ababa nin dagaal yahan ah iyo dilaagii boqolaalka askari ee Sland?
Sland waa in ay la kaashato sirdoonka Itoobiya Qabashadiisa.
Garaad Jaamac Garaad Cali,Waa Mid Ka Mid Garaadada Reer Kuwooda Ugu Faca Wayn Marka Laga Hadlayo Taariikh Ahaan.Wuxuu Magaaladda Laascaanood Ka Maqnnaa Muddo Ku Siman 15sanno Oo Uu Qurbaha Ku Noolaa.
Somaliland ayaa rumeysan Garaad Jaamac Garaad Cali.Waa Ninka Dabka Ku Qbtay Kacdoonkii Bulshada Laascaanood Dhigayeen,Kuna Boorriyay Bulshada Reer Sool Ay Qoriga Qaataan Oo Magaaladooda Iyo Maatidooda Difaacaan,Waana Ninka Laga Guntay Weedha Caanbaxday Ee Gala Dagaalka.