Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 252
Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 46
28-November-2023

Daadadka Iyo fatahaadaha Dadka Ku Rafaadsan, Doodda Baarlamaanka Ma u Noqon karaa Waxqabad ?
Baarlamaanka Somalia ayaa muujiyay Badelka waxqabad degdeg ah oo la, la gaaro,.Nin daad qaaday Inay ka dhigaan ku qancinta waa lagaa doodayaa, iyadoo waxyeelada roobabka mahiigaanka ah ee El_Nino aysan ogoleyn Hakin kumeel gaar ah
In ka badan 42 xildhibaan ayaa is qoray inay baarlamaanka gudihiisa uga hadlaan Saameynta fatahaada daadadka ku dhuftay Somalia , ma jiro mid ka mid ah oo biyaha dhex tagey oo ka qeyb qaatay howlaha Samata bixinta iyadoo hadalada cadifadeeysan ee reerkeyga wax looms qaban ay hareeysay hoolka baarlamaanka
Lama oga mudada ay qaadan doonto dooda daadaka ee baarlamaanka dhex yaala ,qaar baa isku dayaya inay siyaasadeeyaan dhibaato rabaani oo ay yar tahay magaalo somali oo ka nabadgashay
Wax dhib ah ku ma jiro hadii waxyeelada dhibaatada fatahaaadu ay sugeeyseyo inta doodoodu ay ka soo gabgaboobmeeyso iyadoo heyadda maareeynta masiibooyinka dalka ay ka muuqato daalaadhaca dhibaato ka baaxad weyn waxqabadkeeda
Xubanaha ku jira baarlamaanka Aqalka hoose ee somalia ooy ku yartahay wajiyada cusb ayaan shalay hal maalin u fariisan masiibada abaartii ugu xumeyd mudo 40 sano ee dalka ka dhacda iyaga oo murugada macaluusha badalkeed ku mashquulay maaweelo aan layska yeelin iyo mudo kordhin ay u sameeyaan maamulkii doorashada laga gacan maroojiyay ee Farmaajo
