10″ May”2022″ Dheeho.com
Nolol Ama Geeri Waa Su,aal Wali U Taagan Maqanaashaha In ka badan kun askari oo Dhalinyaro Soomaliyeed ah oo lagu qiyaanay In laga shaqo,galinayo dalka Qatar, iyadoo Cabashada waalidiinta dhallin-yarada loo Qaaday Eritera uu yahay mid wali kicinaya dareenka soomaalida oo dhan
Nolol ama geeri
Yaa Ka Danbeeyay Habka Qiyaanada Ah Ee Lagu Askareeyay Dhalnyara La Waayay ?
Afartan ay nin ayaa la rumeeysan yahay in ay masuul ka yihiin dhalinyarada sida qarsoodiga ah loogu diray tababarka Eritrea Abdisalam Guleid, oo ahaa ku-xigeenka hore ee hayadda Nabadsugida Somalia , ayaa u sheegay AFP in dhalinyarada somalia oobadankood ayaa array markaas dhameeysay Waxbarashada dugsiyada sare laga qaybgaliyay dagaalka Ethiopia isaga oo yiri” Runtii way galeen dagaalka, Askar badan Way dhinteen,” isagoo xusay in uu ka soo xusay in uu ka soo xigtay sirdoonka dhiggooda ah It犀利士 oobiya