Odoros iyo sadaal ka bixin : Yaa ku guuleesan doona u soo gudbida wareega 16 ka koobka Adduunka Ghana vs Uruguay, S Korea vs Portugal

2″ DECEASED “2022”

Markii labaad ee tartankan, Japan oo ku jirta kaalinta 24aad ayaa soo bandhigtay mid ka mid ah soo laabashadii ugu cajiibka badneeyd ee taariikhda koobka adduunka iyagoo 2-1 ku garaacay Spain oo ku jirta kaalinta toddobaad qiimeeynta FIFA.

Sidaas darteed, Germany oo afar jeer ku guuleysatay horyaalka ayaa lagu reebay heerka group-yada game here.

Labada kulan ee ugu horeya maanta, falanqeeynta inta badan tilmaameeyso Saadaasha: Ghana iyo Uruguay oo kulmay hal mar oo kaliya, intii lagu jiray Koobkii Adduunka ee 2010 ee South Africa ay barbaro 1-1 ah labada xul ku kala baxeen, Ghana ayaa looga badiyay 2-4 rigooreyaal ah

Taageerayaasha qaarada Afrika ayaa sugayay kulankaan ku celiska ah iyadoo ay u badan tahay guul in ay ka soo hoyn doonaan xiddigaha Madow oo ay ku biiraan xulka Galbeedka Afrika ee Senegal oo wareega 16-ka u soo gudbay.

Inkastoo la siinayo Uruguay boqolkiiba 50 fursada ay ku badin karaan kulanka maanta iyadoo sidoo kale laga yaabo inay barbaro galaan

Jimco, Diseembar 2: 6pm (15:00 GMT)

Saadaasha: South Korea waa in ay maanta guul ka gaarto Portugal si ay u istaagto fursad kasta oo ay ugu gudbi karto wareega xiga.

Labadan xul ayaa hal mar oo hore isku soo baxay intii lagu jiray Koobkii Adduunka ee 2002 markaas oo South Korea oo marti loo ahaa ay 1-0 kaga badisay xulka ka soo horjeeda.

Si kastaba ha ahaatee, saadaashu waxay u badineeysaa in Portugal oo hore u xaqiijisatay booskooda wareega 16 ka aysan culeeys badan ku saari doonin Taeguk Warriors, wax ka badan barbaro sidoo kale kama baxsana kaararka

壯陽藥 – wp:paragraph –>

Inkastoo taam ahaanshaha ciyaartoydaa ay isbeddel weyn ku sameeyan sida ciyaartu u socoto saadasha,natiijada iyo niyad wanaaga kooxda

Leave a Reply