5″ March “2022” BBC
Putin ayaa la kulmay shaqaalihii diyaaradda Aeroflot xilli uu dagaal ka socdo Ukraine
Wax u muuqda adduun ka fog dagaalka Ukraine, madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa la kulmay shaqaalaha shirkadda diyaaradaha ee dawladda ee Aeroflot.
Kulanka oo laga sii daayay TV-ga dowladda, ayuu Putin ku sheegay in Ruushka uu u arki doono waddan kasta oo ku soo rogay aagga duullimaadyada ka caaggan inuu ku kacay fal dagaal.
Isagoo ag fadhiya miis buuxa oo ay ku jiraan ilaa 20 dumar ah, sawirku aad ayuu uga duwan yahay sawir dhawaan laga soo qaaday isagoo shir ku haya miis dheer, oo dhowr mitir u jira taliyayaashiisa ciidamada ee ugu dhow.
Kulanka ayaa yimid iyadoo Aeroflot ay sheegtay inay joojinayso dhammaan duullimaadyadii caalamiga ahaa – marka laga reebo kuwa ka socda Belarus.
Diyaaradaha Ruushka ayaa laga mamnuucay hawada UK, EU iyo Mareykanka, taasoo qeyb ka ah cunaqabateynta saaran dalka Ukraine.
Wax u muuqda adduun ka fog dagaalka Ukraine, madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa la kulmay shaqaalaha shirkadda diyaaradaha ee dawladda ee Aeroflot.
Kulanka oo laga sii daayay TV-ga dowladda, ayuu Putin ku sheegay in Ruushka uu u arki doono waddan ka犀利士 sta oo ka qayb qaata cunqabateeynta aagga duullimaadyada ka caaggan inuu ku kacay fal dagaal oo Ruushka ka dhan ah