Qaramada Midoobay oo Somalia kala hadashay leexashada gargaarka


Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 252

Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 46

9- Oct-2023- Muqdisho

Ku-xigeenka Ergeyga Xoghayaha Guud Q.M ee Soomaalia oo la kulmay madaxda heyadda SoDMA ayaa kala hadashay arimo ay ku jiraan sidii looga wada shaqeyn lahaa in gargaarka loogu talagalay dadka nugul u gaari la ahaa iyadoo a jiraan eedo Qaramada Mdoobay ay dhawaan soo saartay oo sheegaya leexsashada gargaarka bani,adaantimo ee Somalia in shaqsiyaad aan la magacaabin ay ka sameeyeen Malaayiin dollar taas oo keentay in midowga yurub gargaarkii uu skin jiray Somalia

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane  Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA ku qaabilay ku xigeenka Ergeyga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ahna Iskuduwaha Gargaarka Bini’aadanimada – DSRSG/RC/HC George Conwey.

Kulanka oo sidoo kale uu qayb ka ahaa Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maareynta Dr Axmed Cabdi Aadan, ayaa looga hadlay xaaladda ElNino, saameynta ka dhalan karta roobka Dayrta, sida bulshada Soomaaliyeed looga digi lahaa fatahaadaha culus ee laga cabsi qabo, in goobaha laga xoreeey Khawaarijta gargaar la gaarsiiyo iyo sidii looga wada shaqeyn lahaa in gargaarka loogu talagalay dadka nugul u gaari la ahaa iyo qodobbo kale.

Ku xigeenka Ergeyga xogahayaha guud Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa intaas kadib booqday Xarunta ka digista halis-wadareedka ee Hay’adda Maareynta Musiboyinka Qaranka SoDMA, isaga oo halkaas loogu sharaxay xaaaladda roobka dayrta ee gobollada dalka ka curtay

Leave a Reply