7″ June” 2021 ” Balcad
Wararka ka imanaya magaalada Balcad ayaa sheegaya in qarax miino uu ka dhacay iskuul ku yaal magaalada Balcad halkaa oo ay ardayda fasalada siddeedaad ay u fadhiyeen imtixaa
Qaraxan oo ka dhacay afaafka hore ee dugsiga xilli ay ardayda ku sugnaayeen daabuurka dugsiga una diyaar garoobayeen gelista imtixaanka maanta la qaadayay.
Hal askari ayaa oo ku sugnaa albaabka iskuulka ayaa ku dhaawacmay qaraxan iyadoo aanay waxba gaarin ardaydii ku sugneyd xarunta dugsiga.
Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in ardayda ay sii wateen inay u fariistaan imtixaanka manta loogu talagalay, kooxda shabaab ayaa sheegatay masuuliyada qaraxa oo aan la ogeeyn sababtabay iskuulka ula eegteen