James Swan ayaa sheegay Qaramada Midoobay in ay ka go’an tahay sii wadista taageerada ay u fidiso Soomaaliya,

1″ July “2022” Muqdisho”

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa shacabka iyo dowladda Soomaaliya ugu hambalyeynaya sannadguurada 62-aad ee ka soo wareegatay madaxbannaanida dalkooda.

Wuxuu ku celinayaa sida Qaramada Midoobay uga go’an tahay sii wadista taageerada ay u fidiso Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah

The Special Representative of the Secretary-General for Somalia James Swan has congratulated the people and government of Somalia on the 62nd anniversary of their independence.

Qoraalka kasooo baxay Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan ayaa imaanaya iyadoo Xalay muqdosho lagu qabtay munaasabad weyn oo ay ka qayb galeen Madaxda dalka ugu sarreysa.

壯陽藥 iv>

Leave a Reply