R/Rooble ayaa soo dhaweeyay go,aanka guddiga Doorashooyinka FEIT ee ku aaddan deegaan doorashada 2aad ee Jubaland.

14* April “2022” Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in Isaga oo tixgalinaya xaqa matalaadda dadka Gobolka G犀利士 edo iyo ahmiyadda dhammaystirka doorashada wuxuu bogaadinayaa soona dhaweynayaa go’aanka Guddiga Doorashooyinka FEIT ee ku aaddan deegaan doorashada 2aad ee Jubaland.

Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu ku boorrinayaa Guddiga Jubaland iyo Dowlad-goboleedka Jubaland in ay si dhaqso ah u soo dhammaystiraan kuraasta dhiman.