Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 252
Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 46
10″ May”2022″ Muqdisho”

R/Rooble iyo Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee BFS Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa ka wada hadlay u diyaar garowga doorashada madaxweynaha ooy Isu soo taageen in ku dhaw 40 musharax
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka BFS Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa isla qaadaa dhigay qaab socodka u diyaar garowga doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda oo maalmo kooban ka harsan yihiin.