R/Rooble oo hadal ka jeediyay shir looga abaaraha ee lagu qabtay Geneva

26″ April “2022”Geneva

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xarunta QM ee magaalada Geneva uga qeyb galay Shir heerkiisu sarreeyo oo ku saabsan xaaladda abaaraha ka jira Geeska Afrika gaar ahaan Soomaaliya.

R/wasaare Rooble oo khudbad ka jeediyay Shirka Caalamiga ah ee Abaaraha Geeska Afrika, ayaa si qoto dheer uga hadlay xaaladda abaareed ee dalka ka jirta, isagoo Beesha Caalamka ku boorriyay in si deg deg ah loogu soo gurmado dadka Soomaaliyeed ee abaartu hayso.

https://twitter.com/SomaliPM/status/1518944473249632257?t=f8LFCQ犀利士 y8vVJPOTnEQ6myTCwgi_ZxOsIFsHrA5hon54I&s=19

Leave a Reply