26″ April “2022” Muqdisho”
R/Wasaare Rooble oo ka niyad jabay in ay ka waantoobaan ku dhax milanka siyaasada saraakiisha hogaanka police ka iyo nabadsugida oo madaxweynihii hore maxmed c/lahi farmaajo u adeegsanayo in uu ku caraqaladeeyo dhamaystirka doorashada ayaa amray howlgalka ATMIS in ay la wareegeen amniga Teendhada Afisyooni. Dheeho.com
Raysilwasaare Rooble ayaa cambaareeyay iskudayada lagu carqaladeeynayo dhamaystirka doorashada
Raysilwasaaraha ayaa amray in loo diyaar garoobo doorashada Madaxweynaha bisha soo socota, isagoo faray In Hoggaanka ATMIS ay si dhow ula shaqeyn doonaan xafiiskiisa iyo Wasaaradaha Amniga ,Gaashaandhigga iyo waliba Guddoonka Baarlamaanka kadib maalintii labaad markii ciidamo uu amray General xijaar ay isku dayeen in ay is hortaagaan doorashada gudoonka baarlamaanka
Sidaas darteed, liiska xildhibaannada galaya teendhada Afisiyoone waxaa so犀利士 o gudbinaya guddoomiyaha KMG ah, kaddibna waxaa hubinaya oo ATMIS u gudbinaya xafiiskeyga.”.