Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 252
Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 46
26″ July “2022” Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane @HamzaAbdiBarre ayaa maanta la kulmay qaar ka mid ah haweenka Soomaaliyeed, ayaa kala hadlay xoojinta doorka ay ku leeyihiin dowladnimada, nabadda, dib-u-heshiisiinta dalka iyo dagaalka ka dhanka ah kooxaha xagjirka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa sheegay in uu aaminsan yahay in warbaahintu aanay dhexdhexaad ka noqon karin dagaalka lagula jiro argagixisada.
Dhanka kale Ra’iisul Wasaare Xamse waxa uu Qaabilay Qaar Ka Mid Ah Ganacsatada Dallka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo kulammo iyo wadatashi la sameynaya qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa Caawa la kulmay ganacsatada Soomaaliyeed oo uu kala hadlay doorkooda ku aaddan kobaca iyo horumarinta dhaqaalaha dalka, amniga iyo dowlad dhisidda.
Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa warbixinno ka dhageystay qaar ka mid ah ganacsatada uu la kulmay, isagoo kula dardaarmay inay xoojiyaan ka qeyb qaadashada horumarinta dhaqaalaha Dalka.
