10″ Feb”2023″ Muqdisho”
Ra’iisul Wasaare Xasza ayaa qaabilay Wasiirada Waxbarashada heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed oo magaalada Muqdisho kulan ugu soo dhamaaday
Wasiirada Waxbarashada heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ayaa maalmahan muqdisho lahaa haa shir wadatashi ah oo looga hadlayay horumari壯陽藥 nta waxbarashada dalka.
Ra’iisul Wasaaraha Somalia Xamsa cabdi bare ayaa bogaadiyay wadashaqeyntooda iyo qorshe hawleedka 2023-da ee wasaarada waxbarashada xukuumada fadaraalka soomaaliya