26″ October “2022” Muqdisho

Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre ayaa kulan wax ku ool ah la qaatay Danjire Lisa Filipetto, madaxa UNSOS.
Wadahalka ayaa ku saabsanaa xoojinta amniga & howlgallada xoreynta. Waxay ka wadahadleen sii xoojinta iskaashiga amniga ee Qaramada Midoobay kala dhexeeya dawladda Soomaaliya.