Ra’iisul Wasaaraha Rooble ayaa guddoomiyay shirka tiirka Arrimaha Bulshada

September ” 19″ Sunday “2021”Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka tiirka Arrimaha Bulshada oo looga hadlay mashaariicda lagu horumarinayo arrimaha bulshada,

犀利士 -full is-resized”>

Shirka ayaa lagu soo bandhigay qorshaha la tacaalidda isbeddelka cimilada iyo dhismaha xarunta Qaran ee gurmadka deg degga ah.

Leave a Reply