Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 252
Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 46
Tuesday 7″ September ” 2021 Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galaya munaasabadda iscafinta siyaasiyiinta Gobollada waqooyi

Munaasabadan oo sidoo kale lagu maamusayay xoojinta heshiiskii dhawaan laga gaaray khilaafkii arrimaha doorashooyinka ee xubnahah gobollada waqooyi ee Somaliland, ayaa waxaa ka qaybgalay madaxweynyaashii hore ee dalka musharxiin u taagan xilka madaxtiniada iyo siyaasiin kale





