Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Dhigiisa Qatar oo si wada jir ah u shir guddoomiyay shir muhiim ah

Tuesday ” 5″ October “2021” Doha ” Xigasho Radiomuqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Dhigiisa Qatar ayaa wada jir u guddoomiyay kulan xubnaha Wasiirrada ah ee qeybta ka ah wefdiga Ra’iisul Wasaaruhu la yeesheen dhiggooda dalka Qatar.

壯陽藥 iv>

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wadashaqeynta iyo iskaashiga Wasaaradaha labada dal, si loo xoojiyo xiriirka labada dal iyo iskaashi dhexmara Wasaaradaha labada dowladood ee Soomaaliya iyo Qatar.

Leave a Reply