21″ June “2022” Muqdisho

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday dekadda Muqdisho, isagoo u kuur-galayay habsami u socodka howlaha dekadda.
Raii’sul Wasaare Rooble, ayaa warbixin ka dhagee壯陽藥 ystay Wasiirka dekadaha iyo gadiidka badda iyo Mas’uuliyiinta dekadda oo uga warrammay sida ay u socdaan howlaha dekadda oo ka mid ah ilaha dhaqaalaha ee dalka ugu muhiimsan.