21″ December “2021” Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ku casuumay Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka in ay isugu yimaadaan shir 27-ka bishan December, 2021
Shirka ayaa ka dhic犀利士 i doona magaalada Muqdisho, kaas oo looga arrinsanayo dardar gelinta geeddi socodka, toosinta iyo dhammeystirka doorashooyinka dalka
Doorashooyinka xildhibaannada golah Shacabka ayaa si hufan uga socda dhamaan