Golaha Shacabka ayaa codka kalsoonida siiyay xukuumada cusub ee Ra’iisul Wasaare Rooble kulankii maanta ay ku yeesheen magaalada Muqdisho.Ra’iisal wasaaraha oo la hadlay xildhibaanada golaha shacabka ayaa xusay in xukuumaddiisu ay diiradda saari doonto dardargalinta hawlaha doorashada, amniga goobaha doorashadu ka dhacayso, la dagaalanka cudurka Covid-19, adeegga bulshada, cadaaladda iyo dawlad wanaagga.
Sidoo kale Xukuumadda ayuu xusay inay mudnaan gaar ah siindoonto ilaalinta xuquuqul insaanka, gaar ahaan difaaca Haweenka iyo carruurta, iyadoo la xoojinayo wada-shaqaynta hay’adaha u xilsaaran difaaca dhibanayaasha.
Mudanaayasha golaha shacabka ayaa codka kalsoonida u qaaday xukuumadda cusub, waxaana ogolaaday 188-mudane, mana jirin cid ka aamustay ama diiday, sida uu ku dhawaaqay Gudoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal Sh Cabdiraxmaan.
Golaha wasiirada oo ka kooban 27-wasiir, 17-wasiir dawle iyo 26-wasiir ku xigeen oo uu Ra’iisal wasaaraha dalka magacaabay 19-kii bishan ayaa lagu hor dhaariyey golaha shacabka, waxaana ay dhawaan xubnaha ku cusub xukuumaddu ay la wareegi doonaan xilal kooda.
DHINACA KALE
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo Golaha Shacabka horgeeyey xubnaha cusub iyo Qorshaha Golaha Xukuumadda ayaa xusay in barnaamijka Xukuumaddu ay saldhig u yihiin arrimaha hortabinta u leh dalka oo ay ugu horreyso qabsoomidda doorashooyinka, adkeynta amniga, horumarinta caddaaaladda, dowlad-wanaagga, kordhinta adeegyada aas-aasiga ah ee bulshada.https://googleads.g.doubleclick.net/pagead/ads?client=ca-pub-0455975177838684&output=html&h=200&slotname=4243044604&adk=2407836176&adf=3501923330&pi=t.ma~as.4243044604&w=200&lmt=1603543177&psa=1&guci=2.2.0.0.2.2.0.0&format=200×200&url=https%3A%2F%2Fwww.jowhar.com%2Fnews%2Fraiisul-wasaare-rooble-oo-uga-mahadceliyey-xildhibaanada-ansixinta-golaha-iyo-qorshaha-xukuumadda.html&flash=0&wgl=1&tt_state=W3siaXNzdWVyT3JpZ2luIjoiaHR0cHM6Ly9hZHNlcnZpY2UuZ29vZ2xlLmNvbSIsInN0YXRlIjowfV0.&dt=1603544431152&bpp=9&bdt=1245&idt=9&shv=r20201021&cbv=r20190131&ptt=9&saldr=aa&abxe=1&cookie=ID%3Dcc8c9312516dcc2d-2299245246a600a8%3AT%3D1602688313%3ART%3D1602688313%3AS%3DALNI_MYUrXTCokNDTspbI1v4KO-nNiJOsw&prev_fmts=468×60%2C468x60&correlator=6190022437599&frm=20&pv=1&ga_vid=285969408.1603028357&ga_sid=1603544431&ga_hid=1271641578&ga_fc=0&iag=0&icsg=570026&dssz=21&mdo=0&mso=0&u_tz=180&u_his=5&u_java=0&u_h=1280&u_w=800&u_ah=1280&u_aw=800&u_cd=24&u_nplug=0&u_nmime=0&adx=30&ady=1151&biw=800&bih=1112&scr_x=0&scr_y=0&eid=21066819%2C21066973&oid=3&pvsid=3254666339885343&pem=542&ref=https%3A%2F%2Fwww.jowhar.com%2F&rx=0&eae=0&fc=640&brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C800%2C0%2C800%2C1112%2C800%2C1112&vis=1&rsz=%7C%7CleEbr%7C&abl=CS&pfx=0&fu=8192&bc=31&ifi=3&uci=a!3&btvi=1&fsb=1&xpc=GNBRePSkY6&p=https%3A//www.jowhar.com&dtd=39
Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa sheegay in xukuumaddiisu ay wadajir ugala shaqeynayso Dowladaha Xubnaha ka ah DF iyo shacabka Soomaaliyeed suggida aminga xilliga Doorashadda, Iyadoo laga amba-qaadayo go’aanadii ka soo baxay shirarkii Samareeb iyo midkii ka danbeeyey ee Golaha Wadatashiga Qaranku ay ku heshiiyeen Muqdisho, 17kii Sebtember 2020, laguna qeexayay qaabka doorashooyinka, ergooyinka, deegaan doorashada, qoondada haweenka iyo in ay doorashooyinku ay ku dhacaan waqtigooda.https://googleads.g.doubleclick.net/pagead/ads?client=ca-pub-0455975177838684&output=html&h=280&adk=582212564&adf=1060766473&pi=t.aa~a.2466126552~i.22~rp.4&w=484&fwrn=4&fwrnh=100&lmt=1603543177&num_ads=1&rafmt=1&armr=3&sem=mc&pwprc=4512551274&psa=1&guci=2.2.0.0.2.2.0.0&ad_type=text_image&format=484×280&url=https%3A%2F%2Fwww.jowhar.com%2Fnews%2Fraiisul-wasaare-rooble-oo-uga-mahadceliyey-xildhibaanada-ansixinta-golaha-iyo-qorshaha-xukuumadda.html&flash=0&fwr=0&pra=3&rh=121&rw=484&rpe=1&resp_fmts=3&wgl=1&fa=27&adsid=ChAI8KHP_AUQpNzJ2OGO8OkoEkwAXzsTWZnmgrA2bysWjZhGPBJZ0Pl183RS27Bsq4Z-5WeQCYZGasn2uQXyVU9g8NR-t3TZh5MGZ6cMeWYXrkcdrbmjLm2wL1PJ_EtR&tt_state=W3siaXNzdWVyT3JpZ2luIjoiaHR0cHM6Ly9hZHNlcnZpY2UuZ29vZ2xlLmNvbSIsInN0YXRlIjowfV0.&dt=1603544433557&bpp=18&bdt=3649&idt=18&shv=r20201021&cbv=r20190131&ptt=9&saldr=aa&abxe=1&cookie=ID%3Dcc8c9312516dcc2d-2299245246a600a8%3AT%3D1602688313%3ART%3D1602688313%3AS%3DALNI_MYUrXTCokNDTspbI1v4KO-nNiJOsw&prev_fmts=468×60%2C468x60%2C200x200%2C468x60%2C228x200%2C0x0&nras=2&correlator=6190022437599&frm=20&pv=1&ga_vid=285969408.1603028357&ga_sid=1603544431&ga_hid=1271641578&ga_fc=0&iag=0&icsg=682797743&dssz=37&mdo=0&mso=0&u_tz=180&u_his=5&u_java=0&u_h=1280&u_w=800&u_ah=1280&u_aw=800&u_cd=24&u_nplug=0&u_nmime=0&adx=30&ady=1376&biw=800&bih=1112&scr_x=0&scr_y=0&eid=21066819%2C21066973&oid=3&pvsid=3254666339885343&pem=542&ref=https%3A%2F%2Fwww.jowhar.com%2F&rx=0&eae=0&fc=384&brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C800%2C0%2C800%2C1112%2C800%2C1112&vis=1&rsz=%7C%7Cs%7C&abl=NS&fu=8320&bc=31&jar=2020-10-23-19&ifi=6&uci=a!6&btvi=3&fsb=1&xpc=RMkGQu0aCu&p=https%3A//www.jowhar.com&dtd=193
“Xukuumadda oo kaashaneysa Dowladaha Xubnaha ka Ah DF, waxay dardar-gelinaysaa dadaallada dhammaystirka dib-u-eegista Qorshaha Amniga ee xilligan muhiimka ah. Waxa aan shaki ku jirin in fulinta qorshahan uu siin-doono shacabka, hay’adaha dowladda iyo ciidamada amnigu fursad ay si wadajir ah u sugayaan xasilloonida iyo nabadda dalka”.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda ayaa uga mahadceliyey Golaha Shacabka ansixinta Xukuumadda iyo barnaamijkeeda, si ay u gutaan shaqooyinka adag ee laga sugayo, isagoo tilmaamay in Xukuumaddiisu ay mudnaan gaar ah siin doonto wax ka qabashada xadgudubyada ka dhanka ah qeybaha bulshada ee nugul.