Raysilwasaare Rooble ayaa la kulmay qaybaha kala duwan ee bulshada muqdisho
Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 252
Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 46
24 ” May”2022″ Muqdisho
Raysilwasaare Rooble waxa uu lugeeynayaa goobo ay ku kulmaan bulshada qaybaheeda kala,duwan ee magaalada muqdisho
Raysilwasaare Rooble waxa uu lugeeynayaa goobo ay ku kulmaan bulshada qaybaheeda kala,duwan ee magaalada muqdisho
Salaantiisa kala dag,dagayaa dadka qaar waxay uga hambalyeeynayaan Raysilwasaaraha sida uu illaaheey sabab uga dhigay in uu ku badbaadiyo dalka markii uu si nabada ah ku soo afjaray doorasho mudo jiitameeysay oo welwel iyo cabsi fara badan wadatay”
Qaar kale waxay ka codsanayaan in ay sawir la galaan, kuwo kala waxay si,hoose uga xog waramayaan duruufaha taagan kiiyoo farxad iyo dhoola cadeeyn ka horgeeynaya