Rayslwasaarihii ee Somalia Xasan Cali khayre oo ka soon kicitimay dalka Djibouti oo uu dhawr maalmood ku sugnaa ayaa ku jira lugtii labaad safar uu ku tago dal Somalia daris la,ah tan iyo markii ay dhacday xukuumadii uu hogaaminayay oo baarlamaanku ay kalsoonida kala laabteen.
Raysilwasaarihii ee hore somalia xasan cali khayre ayaa waxaa magaalada Nairobi ku soo dhaweeyay qaar ka mid ah jaaliyada soomaaliyeed ee dalka Kenya .
Safarka nairobi ee xasan cali khayre ayaa ah mid aan wali wax faah,faahin ah aan laga hayn