10- August-2023- News Agencies

Roobabku waxay bilaabeen Inay ku soo noqdaan Geeska Afrika 1,000 maalmood ka dib mid ka mid ah abaarihii ugu ciqaabta badnaa afartankii sano ee la soo dhaafay.
Abaaro iy壯陽藥 o colaado ayaa wax u dhimay nolosha Malaayiin qof oo ku sugan laga soo bilaabo Ethiopia- Somalia -ilaa Kenya markii qaleeylka Shan xilli roobaad oo la waayay isku dhacyo, dhashay murano siyaasadeed, mid xagjirnimo iyo Isriix-riixa qabaa,ilka ama tartanka kheyraadka yari ee xoola dhaqatada reer guuraaga ah iyo beeraha oo xumaaday uu sababay inay si weyn u burburto adeegyadii bulshada
Somalia waxay la lagdamaysaa xasiloonidaro ay abuureen kooxda Alshabaab iyadoo Kenya Iyo Ethiopia ay la dhibtoonayaa Xiisado sii kordhaya
Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa u dhaqaaqay in dowladnimada uu gaarsiiyo dadka ay duruufaha adagi ku heyso meelaha ay ka taliyaan kooxda Argagixisada Alshabaab oo 5 tii sano ee u danbeeysay aan arkin dowlad ay ka Go,antahay inay dadka ka dulqaado cadaadiskooda
Deegaanada laga bixiyay gacanta kooxda Shabaab dadku waxay bilaabeen inay fursad u helaan tacabshada beeraha iyaga oo ka faa,iideeysanaya roobabka oo dib ugu soo laabtay Geeska africa
