RW Rooble iyo Ganacsatada oo kulan yeeshay

3″ April “2022” Muqdisho

犀利士

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa maanta kulan kula yeeshay Xubno ka tirsan Ganacsatada Soomaaliyeed.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlayaa  sidii loogu gurman lahaa ganacsatadii ku hanti beeshay dabkii weynaa ee baabi’iyay suuqa Waaheyn ee ugu weyn  magaalada Hargeysa

Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa kulanka kaga dhowaaqay laba Milyan oo Dollar taasi oo ay kaga qeyb qaadanayaan Gurmadka dadka uu soo gaaray khasaaraha ka dhashay dabka.