Safaarada Mareykanka ee Muqdisho oo Afur U Sameeysay..

8- April- 2024

Sii hayaha xilka haya Shane Dixon ayaa afur u sameeyay asxaabta iyo saaxiibada Soomaaliyeed.

Afurka ayaa ku asteysanaa xilligaan barakeysan ee cibaadada, korriinka iyo dib u cusboonaysiinta ballanqaad犀利士 ka si loo abuuro adduun dulqaad iyo naxariis badan. Ramadaan Mubaarak! 🌙#Soomaaliya 🇺🇸🇴