Safiirka Cusub ee Maraykanka U Qaabilsan Soomaaliya oo soo gaaray muqdisho

24″ January ” 2022″ Muqdisho

Safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Larry Andrey, ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.

Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa barteeda Twitter-ka ku sheegtay in ay aad u daneyneyso in ay la shaqeyso dowladda Soomaaliya iyo shacabkeeda

Bishii Abriil 2021, madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa danjire Larry Andrey u soo magaacabay safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya,

Danjiraha cusub ee Mareykanka uu ahaa danjiraha Mareykanka ee Jamhuuriyadda Jabuuti iyo Mauritania, wuxuuna ku biiray wasaaradda arrim壯陽藥 aha dibadda Mareykanka 1990-kii.

Leave a Reply